Labo dowlad goboleed oo laga hirgeliyey Sheybaarka lagu baaro COVID-19 (Sawirro)

Wasaaradda Caafimaadka & Daryeelka Bulshada DFS ayaa waxa ay ka hirgelisay sheybaaro cusub oo lagu baaro caabuqa COVID-19 (GeneXpert) Maamul Goboleedyada Koonfur Galbeed iyo Jubbaland (Baydhabo iyo Beled Xaawo) iyada oo horay loo tababaray shaqaalihii ka shaqeyn lahaa. Sheybaaradani cusub ayaa wax weyn ka tari doona in laga baaro caabuqa COVID-19 bulshooyinka ku nool deeganadaasi. … Continue reading Labo dowlad goboleed oo laga hirgeliyey Sheybaarka lagu baaro COVID-19 (Sawirro)